Ahaanta qof ku hadla laba-luqadood waa awood aad u sareysa! (Somali)

Talooyin lagu taageerayo luqadda iyo akhriska iyo qoraalka guriga gudahiisa: Baro sida aad ugu caawini laheed ilmahaaga inuu barto wax akhriska adigoo u dabaaldegaya luqaddaada, dhaqankaaga, iyo wada qaadashada wakhti gaar ah guriga gudahiisa.

(Being Bilingual Is a Superpower!: Tips to Support Language and Literacy at Home: Learn how you can help your child learn to read by celebrating your language, culture, and special time together at home. See this video in English.)